Wed, March, 10-2010 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Wasiiru dowlaha ggshaandhiga DKMG Soomaaliya Yuusuf siyaad indha cade ayaa dilkii maanta ee sarkaalka ka tirsanaa xisbul Islaam ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen dhaqdhaqaaqa Al shabab,iyadoona uu ugu baaqay Xisbul Islaam in ay kusoo biiraan.

Wasiiru dowlaha ggshaandhiga  DKMG Soomaaliya Yuusuf siyaad indha cade ayaa dilkii maanta ee sarkaalka ka tirsanaa xisbul Islaam ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen dhaqdhaqaaqa Al shabab,iyadoona uu ugu baaqay Xisbul Islaam in ay kusoo biiraan.

Yuusuf indhacade waxaa uu isaga oo ka hadlaya dilkii maanta ee Bare Cali bare uu sheegay in ay tahay mid iska cad in ay  Al shabab ka dambeeyeen dilkaasi,

wuxuuna sheegay in ay Al shabab gacanta ku hayaan suuqa bakaaraha kuwaas oo uu sheegay in ay ka dambeeyaan dil kasta oo ka dhaca suuqa bakaaraha,waxaana uu indha cade Xisbul Islaam ugu baaqay in ay kusoo biiraan dowlada.

Hadalka yuusuf indhacade ayaa yimid kadib markii barqadii maanta lagu dilay gudaha suuqa bakaaraha sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam oo lagu magacaabi jiray Bare cali bare.

Xooghayaha warfaafinta ururka Xisbul Islaam Sheekh maxamed macalin oo ka hadlay dilka sarkaalka ayaa sheegay in ay baaritaan ku wadaan cidii ka dambeysay dilka Bare,iyadoona aanu cid gaar ah farta ku fiiqin in ay dilkaasi ka dambeeyeen.

Xafiiska Wararka Muqdisho Ee Baidoanews

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.

Baidoa Information Center

COMMENTS (1)
Rado mens watch says: Thursday, August 26, 2010 at 22:47:13
increase in meeting and convention replica omega spending this year, to $90.7 iwc Ingenieur Automatic AMG billion. That follows a 15% bebe flip flops decline in 2009, when organizations ed hardy boots canceled meetings, sent fewer emp
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
HAMBALIYO AROOS Views: 116531
 
© Copy Right Baidoa Information center 2009 - 2010 All Rights Reserved. - Powered by: Ileys Web Control 2.0 Free counter and web stats

Visitors online: 007