Wed, March, 10-2010 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Magaalada baydhabo ee xarunta caasimada koonfur galee soomaaliya waxaa subax waliba loo iib keenaa kumanaan xoolo nool oo isugu jira Geel, Lo, Ari iyo xayawaano kale oo aad ufara badan.

Dadka ku abtirsda qowmiyada Digilmirifle waa dad hodan ku ah beerashada dalaqa kala duwan ee miraha beeraha iyo dhaqitaanka xoolaha nool, waxaana suuqa xoolaha usoo ganacsi tagaan kumanaan ganacsato soomaaliyeed oo ka kala yimimaada gobolada dalka.

Bal maanta baisoanews oo meelahaasi soo indha inaysay ayaa waxay idinku tala gashay muuqaalka sawiradaan si ay dad badan oo aan magaaladaan joogin ugu faaiideystaan oo ay indhohooda ugu nuursadaan, barwaaqada ay hidaha iyo dhaqanka u leeyihiin usoo xasuustaan.

sikastaba  ha ahaatoo dad badan soomaali sheeganaya ayaa waxay doonayaan in nimcadaan iyo barwaaqadaan ilaah qowmiyadaan siiyay ay ka qaataan, waxaana jira iskudayo ladoonayo in deegaanada ay degaan iyo duunyadooduba si fudud loogu duufsado, dardaarinkeenu waa (Dalkii, Dadkii iyo Duunyadii in Loo Dareen Lahaadaa).

Abowasharow-Baidoanews

Email: abowasharow@hotmail.com

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.

Baidoa Information Center

 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
HAMBALIYO AROOS Views: 115362
 
© Copy Right Baidoa Information center 2009 - 2010 All Rights Reserved. - Powered by: Ileys Web Control 2.0 Free counter and web stats

Visitors online: 008