Ayadoo wax walba ay isbadaleen xaaladuna ay tahay mid adag falsafadaha siyaasadana ay kusoo biireen shakhsiyaad aan sal adag iyo miisan ku lahayn iyo wajiyo isbadel badan leh,kuwaaso kuduulayey magaca sumacada qaranka somaaliya, hadafka iyo macnaha ay leeyihiin ay tahay in ay mar uun ka dhexmuuqdaan siyaasada dagi la ee kajirta dalka ay ladegeen colaadaha dagaalada laga dhaxlay raadadka foosha xun oo ay adag tahay in lasadaaliyo xiliga ay ka dhamaanayso dalka somaaliya.lasadaaliyo xiliga ay ka dhamaanayso dalka somaaliya.muda sanado ah waxaa ay umuuqatay siyaasada soomaaliya in ay gacanta ku hayaan oo xalka go,aan kuwii uu ololenayey burburintii dawladii meleteri ee uu hogaaminayay ganeral maxamed siyaad bare.
sanadkii 1991.bishii.janayo waxaa meesha ka baxaday nidamkii iyo kala danbentii iyo ka guul garista hamigii ah shantii somaaliwayn waxaa xiligaan u baryay waa mugdiya ah.subax colaadeed, xaladii waxaa ay marti galiso marxalado kala duwan kuwaaso xanbarsan sawiro aan qurux badan lahayn.
hogaamiye kooxeedka u durbaan tumay arintaan kor kusoo xunsanay waxaa barqo cad cagta mariyay kuwo kale kuwaaso ku mowqif duwanaa kuwii hore balse waxaa ay iskaga mid ahaayen arimo dhawra ah oo ay ugu muhiim sanayeen qaran diidnimada.burburka colaad aan dhamaad lahayn.
hadaba akhristow iyadoo ay jiraan arimahan iyo kuwo kale oo kasiiliita hadanawaxaa lama huraan ah in caqligu sheegayo si ay xigmadu meel u marto oo aan ugu dubno waxaa lasiijira waxaa jira su,aalo muhiim ah kuwaaso mudan in lays waydiiyo waxaana garan waayay wax loowado dalka miyeysan ahan kii somaliweyn?
dadku miyaysan dadkeeni ahayn?
way fududahay in aad jawaab usamayso ama aad ka bixiso adigoo gaashanaya maskaxdaada kuna cabiraya aragtidaada maanta ama beri laakiin sidaad moodo mahan ama ay kula tahay arintani.
dadku waa dadkii mudo lasoo halgamay dhalinyarada somaaliyeed ee iilka loodhigay murwooyina ay kuwaayeen aragoodi awlaadoodi ay agoon kunoqdeen siloohelo dalkii hooyo oo xornimadii kajirto.
hadaba mida kale ee mudan in la siwaydiiyo waxaa ay tahay dunida aynu noolnahay dawladaba waxaa ay leedahay ay leedahay istaan ugaara taaso lagu qadariyo in calanka buluuga ah oo lagu gorgortamayo miyuusan ahayn keeni?
lasoco qeybta labaad
Qoraa: Al-ustaad Sharma,arke maxamed warsame(abusalmaan)
waxaa isku soo habeeyey, Wariye Axmed c/llaahi yuusuf {A. cadde}
Nairobi/Kenya