Fri, February, 12-2010 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
dhamaan waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer koonfur galbeed waxay tacsiyo murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Maxamed Maanac Taabud (Shire Maanac) Oo shalay oo khamiis aheyd ku geeriyooday Gurigiisa Baydhabo.

Asxaabta Kala Ah:-

1-Dr. Cabdalla Maxamed Xuseen.

2- Dr. Shiine

3-Cali Aadan Xuseen (Marguus)

4-Maxamed Cali Kalay

5-Fowsi Cabduur Maxamed,

6-Axmed Mayow Cabdulle (Coll- Ruush)

7-Proff. Ibraahim Muuse (Heerow)

8-Maxamed Cali Saalax

9-Maxamed Maleelow

10-Malaaq Sheekh Aamiin Baraawiiny

11-Aadan Teesay iyo in kabadan 156 qof oo fariimo tacsiyo ah noogu soo kala direy dunida dacaladeeda waxay tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo araabadii uu shalay ka baxay Marxuum Shire Maanac oo maanta lagu aasay magaalada Baydhabo oo xaun u ah koonfurgalbeed soomaaliya.

Waxaanau ilaah ugu baryaynaa inuu ilaah ka waraabiyo janatul fardowso anaguna ilaah nama fidneeyo gedaasheeda INAA LI LAAHI WA INAA ILAAHI RAA JICUUN,

Abowasharow-Baidoanews

Baidoa Information Center

 

 

 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
HAMBALIYO AROOS Views: 115356
 
© Copy Right Baidoa Information center 2009 - 2010 All Rights Reserved. - Powered by: Ileys Web Control 2.0 Free counter and web stats

Visitors online: 009