TACSI MURUGO XANBAARSAN (Views: 3579 )
tacsi murugo xanbaarsan
- Reer cismaan ali waxey tacsi u diriyaan dhamaan reer mohamed haji ali haji liire oo dhawaan ku geeryooday magalada eindoven ee dalka Netherlands.
- Nuur Cusmaan cali iyo Caruurtiisa, Abuukar Cusmaan (Abuukar GAAB) & Caruurtiisa, Muuse iyo caruurtiisa, Mahdi iyo caruurtisa, Cabdulle iyo Caruurtisa iyo Waliba Cabdifitaax iyo ugu danbeyntii HOOYO FAADUMA MUXYADIIN dhammaanteen waxaan Tacsi u diraynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyoday Marxum Maxamed Xaaji Ali LIIRE khaas ahaan Hooyo Khadija Black iyo Caruurteeda waxaana leenahay Samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo Marxuumkana Janadii FARDOWSA ilaahay ha ka waraabiyo Aamiin.
- Aabe Sheekh Xuseen & Mama Sargaalo iyo Caruurtoda oo kala ah, Shahrizaad iyo Gabadheda Aragsan iyo Xaajigeda Hasan, Khaalid iyo Layla iyo Carurtoda,C/dinasir & Kaaho iyo caruurtooda,Abadir iyo Nacimo,Aamino iyo Mahamed,C/qaadir iyo Sacdiyo iyo Gabadhoda, Cayga iyo waliba Mahamed yare Waxaan dhamanteen Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday MARXUUM MAXAMED XAAJI LIIRE waxaan leenahay Samir iyo Iiman Ilaahay ha idinka siiyo, Marxumkana Janadii Fardowsa ha ka waraabiyo Aamiin.
- Zakariya iyo Idil, Sumaya,Hanad,Jibril,Mikael iyo Waliba Khadija waxan Tacsi u diraynaa Mama Khadija Black, iyo Aliburhan,C/hamid,Suleyman,Rahimo iyo Sacid anagoo ka murugaysan Geeridi ku timid Aabbehen Maxamed Xaaji Ali Liire waxaana Ilaahay uga Baryaynaa inuu Janadii Fardowsa geeyo anagana Samir iyo iimaan naga siiyo Aamiin
Xuseen Ali (Hussen Deeq) h_deeq@hotmail.com
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center
|