Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Baidoanews.com Khartoum/ sudan
Asxaabta kala ah:
1: Dr cabdi nuur c/qaadir
2: Dr daahir cali abtidoon
3: Dr cali xasan jimcaale
4: Dr xaaji
5: maxamed mustaf xaaji
6: Eng c/rashiid caray cumar
7: c/raxmaan cabdulaahi {dhuubaaye}
8: xasan c/raxmaan calasow
9: c/risaaq Axmed coomiye
10: xasan maxamed cismaan {xuute}
11: Eng cumar xasan maxamed
12: muqtaar cali caddow
13: mas’cuud Axmed cumar {maska}
14: cabdulaahi abuukar { sheikh cabdala}
15: c/qaadir Axmed khaliif{zaki dheere}
16: maxamed cabdi wali {otaanga}
17: yuusuf cabdi wali {joseph}
18: cabdi jaliil
19: cabdi fataax cosoble
20: cabdi raxmaan khaasim
21: daahir cumar jaran {eebow}
Dhamaan ardeydaan oo kala joogta caasimada sudan ee Khartoum iyo gobolada
Waxa ay hambalyo hawada u marinayaan {Dr kamaal Daahir Cismaan} iyo reer kiisa,kaasoo dhawaan Ka aflaxay jaamacada baqtul ridaa ee ku taala wilaayada niil abyad ee jamhuuriyada wadanka suudaan.
waxayna ku bogaadinayaan in uu u madiisa ku anfaco waxa uu soo bartay.
Wariye Axmed c/llaahi yuusuf {Axmed cadde}
Madaxa xafiiska baidoanews.com
Khartoum /sudan
E-mail: cadde23@hotmail.com
E-mail: baidoanews@gamail.com
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heysowebmaster@baidoanews.com.
Baidoa Information Center