asxaabta kala ah1: Dr daahir cali abtidoon
2: maxamed mustaf
3: xasan maxamuud cusmaan{xuute}
4: xasan cusmaan {jeeyte}
5: Axmed c/qaadir cali{zeki dhere}
6: c/llaahi abuukar cali
7: c/risaaq Axmed coomiye
8: c/raxmaan maxamed Ibrahim{dhuubaye}
9: mas’cuud Axmed cumar{barca}
10: c/raxmaan faarax xaashi {brofka}
11: daahir cumar garane {eebow}
12: muqtaar cali cadow{man u}
13: yuusuf c/wali yuusuf {joseph}
14: maxamed c/wali yuusuf {otaanga}
15: maxamed aadan maxamud {qarka}
16: c/raxmaan qaasim
17: c/jaliil c/llaahi xasan
18: c/fataax xaaji cosoble
dhamaan ardaydaani waxay tacsi gaar ahaaneed u dirayaan Dro faadumo c/risaaq maxamed iyo asxaabta kala ah Dr c/fataax shariif, Dr c/raxmaan sheikh {bilaal},Dr c/raxmaan xasan maxamed,Dr faysal geeridii ku timid Jamaal c/risaaq maxamed oo shalay oo ay taariikhdu ahayd 30ka bisha 12 ee sanadka 2009ka ku geeriyootay gobalka shindig ee wadanka jamhuuriyada suudaan. Waxaana ilaah ugu baryaynaa inuu ilaah ka waraabiyo janatul fardowso anaguna ilaah nama fidneeyo gadaashiisa
INAA LI LAAHI WA INAA ILAAHI RAA JICUUN
Axmed c/llaahi yuusuf{Axmed cadde}
Madax xafiiska baidoanews.com
khartoum/sudan
E-mail: Cadde23@hotmail.com
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com
Baidoa Information Center