Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada webka baidoanews waxay tacsiyo murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay shalay ka geeriyootay Marxuum Safiyo Cabdulaahi Yuusuf.1- Xuseen Macalin Aadan
2- Fahad Mohammed Abukar
3- NuurMaxamed Maxamuud.
4- Muxudiin Xasan Maxamed
5- Cali Ilyaas Cabdulaahi
6- Muna xasan Maxamed
7- Faaiza Saciid Mursal
8- Maxamed cali Aadan
9- Xasan Isaaq Aadan
10- Maaxiye Cabdi Nuur Yuusuf
Waxay dhamaan suxufiyiintaan tacsi gaar ahaaneed u dirayaan wariye Axmed Cabdulaahi Yuusf waliilka xafiiska warqabadka suudan ee bogaan baidoanews oo shalay oo ay taariikhdu ahayd 12ka bisha 12 ee sanadka 2009ka oo ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxaanau ilaah ugu baryaynaa inuu ilaah ka waraabiyo janatul fardowso anaguna ilaah nama fidneeyo gedaasheeda INAA LI LAAHI WA INAA ILAAHI RAA JICUUN.
Abowasharow
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com
Baidoa Information Center