Fri, December, 04-2009 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Anagoo kala ah saxafiyiintaan magacyadooda hoos ku qoran waxaan aad ugu xunahay geeridii naxdinta la heyd ee shalay ku timid asxaabteena saxafiyiinta ahaa ee ku nafwaayeen qaraxii Hotelka shaamow Maalintaa Shalay
    1. Mohamed Haji Adow
    2. Xuseen Macalin Aadan (Aawa)
    3. Maxamed Sh.Aamiin
    4. Fahad Maxamed Abukar
    5. Hilaal Sh. Shuceyb
    6. Axmed Cabdulaahi Yusuf (Axmed cade)
    7. Nuur Maxamed maxamuud
    8. Cabdi Fataax Sh.Aamiin
    9. Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)
    10. Maaxiye Cabdi Nuur Yuusuf
    11. Maxamed Macalin Aadan (Dhaysane)
    12. Axmed xasan Abukar(Baay)
    13. Maxamuud Sheekh (Miniyaa)
    14. Siraad Xassan Xuseen (xanaan)
    15. Ibrahim Abdulahi Muhidin (Shiine)

Cali Ilyaas Cabdullaah Iyo Saxafiyiin kale waxey Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii, Asxaabtii, iyo Ummada Soomaaliyeed ee ka baxeen Saxafiyiinta Maxamed Amiin Aadan Cabdulle  Iyo XASAN Subeyn Xaaji Xasan (Fantastic) kuwaasoo gacan ka xaq daran ku dishay 03 Dec 09. Waxaan Alle ugu baryeynaa inuu Janadiisa Fardowso ka waraabiyo una dambi dhaafo. AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN  

Abowasharow-Baidoanews

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco baidoanews.com Isha koowaad ee wararka dhabta ah Ka soo dhiibo wixii fikirkaaga ama macluumaad aad heyso webmaster@baidoanews.com

Baidoa Information Center

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
HAMBALIYO AROOS Views: 115353
 
© Copy Right Baidoa Information center 2009 - 2010 All Rights Reserved. - Powered by: Ileys Web Control 2.0 Free counter and web stats

Visitors online: 006