Abdi Osman Hassan oo kunool dalka Swezerlamd ayaa hambalyo dhalasho ah u diray Maxamed Macalin Cismaan walaalkiisa oo wiil ugu dhashay Hiiraan-somaliya.Abdi Osman oo kamid ah wariyaasha shabakadaan baidoanews ayaa hambalyo u diraya walaalkiisa oo dhowaan wiil ugu dhashay magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan.

Bahda baidoanews oo isku duubana waxay raacinayaan noqo kii diintiisa,dalkiisa iyo dadkiisa wax u tara Aamiin Aamiin Aamiin Soo Barbaar