Hambalyo Aroos Oo Loo Diraya Arooska Iyo Aroosada Mr. Dr. Bashiir Maxamed Nuur Caliyow iyo Ubax C/naasir Oo Meherkooda Ka Dhacay Yeman1-Anigo kala ah cali cusman mucalim
2-Maxamed Nuurow Qaasim
3-C/laahi Cali Mucalim
4- Imaail Siidow
5- liibaan Shekh Cali
6- Siid Cali Abdi Xasin Yarow
7- Sheekh Maxamed Ibraahim
8- Xasan Xudur
9- Sheekh Ibraahim Maxamed
10- Shuceeb Sheekh Ibraahim
11- Xuseen Mursal Saleybaan
12- Siidow Xasan
13- Maxamed Siidow Xasan
14- Khdiijo Xasan Haaji
15- Khadiijo C/laahi
16-Drs. Khadiiji Macalin
Dhamaan dadkaasi waxay hambaliyo u dirayaan Dr. Bashiir Maxamed Nuur Caliyow iyo Ubax C/naasir oo dhawaan mahar koodi ka dhacay dalka yemen waxaana leeyihiin noqda kuwii isku waara oo kala hela ubad kheyr Qaba waxayna idin leeyuihiin mar kale Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano.
Bahda Baidoanews waxay raacinayaan mid taa lamid ah waxyna leeyihiin Aamiin Aamiin Aamiin